Lambarada telefoonada ee muhiimka ah
Publicerades
112
Xaaladaha degdeg ah - ambalaaska, adeegyada gurmadka iyo booliiska.
113 13
Hel ama dhiib macluumaad ku saabsan shil ama masiibo.
114 14
Haddii aad dooneyso inaad booliiska la xidhiidho oo aanu arinku degdeg aheyn.
1177
Talo bixin haddii aad jirran tahay ama aad dhaawacan tahay.